![]() |
www.dooynet.com |
![]() |
| Sayid Maxamed |
|
Gabay:Ragga Ayl u Kacayow ----------------------------------------------------------- Astaadkiyo
ismaaciilba waa ururin doonaane Kaddibna
waxaa lagu xujeeyey inuu arigii wada qashay oo damacsan yahay
inuu Daraawiish ka tago.Dabadeed sayid Maxamed wuxuu u mariyey
gabaygan waxuu yidhi:- Ragga Ayl u kacaayow fariin aada iga geeya Uquubiyo
inkaar aadan qabin abid ha soo jiidan Arrinkaad
waddaa waa hunguri ababadiisiiye Arigaaga
dhaqo cayri waa taad abuur garane Astaadkiyo
Ismaaciil wax ku ururin maayaane
|
||||