![]() |
![]() ![]() |
![]() |
|
www.dooynet.com |
|
![]() |
Horaa
loo yiri Aqoon la'aani waa iftiin la'aan.Marka yay kugu dhicin
adoo awood u leh in caruurtaada waxbarasho tayo leh oo jaban u
heli kara in ay jaarkooda kaharaan. kusoo dhowoow Xafiiskan u adeega inta
jecel in ay caruurtooda kula dadaalaan sidii ay wax u bari
lahaayeen oo markaa aayahooda danbana ay wax isu tari lahaayeen. Dooy
Excellence Education Agency Wuxuu kuusoo
raadin karaa jaamacada aad kadoonto wadanka Maleeysiya iyo waxa aad
kadooneyso jaamacadaasi in aad ka barato.Weliba hadii aad dooneyso
Visa-ha dalkugalka wadankaasi Maleysiya wuu kuusoo saari karaa Xafiiska
Dooy Excellence Agency.Waxaad laxiriirtaa Godoomiyaha xafiiska
Dooy Excellence Education Agency Cumar
Cali Maxammed (Biikolyare)
Tel:0060196107605
ama 0060172416093
Xafiiska:0060341086815.
dooy_excellence@hotmail.com
biikoleyare@hotmail.com
Sawiro Kusaabsan
dhalinyaro kaqalin jebisay jaamacadaha Maleysiya qaar ka mid ah oo Xafiiska Dooy
Excellence Education Agency gacan kageystay waxbarashadooda.
