RIYAADU SAALIXIIN (BEERTA SUUBANAYAASHA) QAYBTII 1AAD.

Waxaa Qoray:

IMAAM ABUU SAKARIYA YAXYA BIN SHARAF AN-NAWAWI

WAXAA TARJUMAY:

CABDULCASIIS XASAN YACQUUB

Waxaa isku soo Tuba Riday oo Website ka soo galiyey:

Cali Muuse Jaamac (Maamulaha Websitekan)

Walaal! Waxaan idin ogeysiinayaa casharadan Riyaadu Saalixiin ka gacanta ayaan ku haynaa waxaananu isku dayeynaa inaanu Kitaabka oo dhan soo galino website ka haddii Eebe idmo. Markaas fadlan sidaas ula socda.

Halkan hoose ka bilow casharka 1aad.