Dhamaan umada soomaaliyeed ee kuhadasha afafka Maxaa-tiri iyo Afka Maay-arti waxaa laga doonayaa inta ay soo akhristaan dastuurkaan qabyo qoraalka ah in wixii ay u arkaan in laga bixiyo ama lagu kordhiyo ama wixii qalad xagga qoraalka ah ay soo saxaan oo ay rayigooda kasoo dhiibtaan.