Jaaliyada digilmirifle ee dalka yeman waxey deeq lacageed ay gaarsiisay qaar kamid ah dadka soomaaliyeed ee kunool dalka yemen gaar ahaan agoonta iyo qoosaska tabaaleysan, taariikhda marka ay eheyd 30 ramdaan kuna beegan 09/09/2010.deeqdaas oo ay isku soo aabuleen gudoomiyaha jaaliyada mudane ibraahim c/qaadir mad maalin iyo dhamaan ku xigeenadiisa iyo gudiga fulinta jaaliyada digilimirifle dalka yemen waxaana aad iyo aad ay u farxad galisay arintaas talaabada ay qaaday jaalidada digilmirifle dadweynaha digilmirifle ee dalka yemen kunool. sidaas oo kale waxay aad ugu farxeen isu kenida shacabka iyo isku xerida shacabka digilmirifle ee dalka yemen kunool. talaabadaasi ay jaaliyada qaaday oo ahayd mid aan horay loo arag arintaasi oo kale kadib waxaa qudbad aad udher ka jeediyay halkaas godoomiyaha jaaliyada iyo mas uuliyiin kale oo kasoo qeyb galay deeqdaas gudoomiyaha qudbadiiisa waxaa kamid ahaa in uu yiri "anaga waxaan u taagan nahay oo hadafkeenana ah in aan kashaqeyno hormarinta jaaliyada digilmirifle ee dalka yemen iyo midnimada isku xerka isku gacan qabashada shacabka digilmirifle ee kunool dalka yemen isagoo hadalkiisa sii wato waxu
yiri waxaan ugu baqeynaa dadka reer digilmirifle meel walboo ay jogaan ineey ku qqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqdadaalaan midnimada iyo isku xerka shacabka isku kaalmeynta si loo gaaro hor buuxo
Godoomiyaha jaaliyada digil iyo mirifle ee
dalka yeman mudane Ibraahim Cabdiqaadir
mad maalang




Copyright 2010 by The Somali Democratic Party| All rights Reserved