Tirada loo qeybsaday wasaaradaha oo lagu saleeyey 4.5-ka
Beelaha D/M Hawiye Darood Dir B/shanad
Wasiiro 7 7 7 7 3
W/kuxigeen 7 7 7 7 3
W/Dowlo 2 3 2 2 2

 

Wasiirada

 

1.Xil. Saalim Caliyow Ibrow (Digil/Jiido)                
Raysul wasaare kuxigeenka koowaad ahna Wasaarada Hidaha & Tacliinta Sare

2. Xil. Ceydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf(Dir/Isaq/Garxajis)                  
RWX ahna    Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka

3. Xil. Maxamed Cali Xirsi(Hawiye/Habargedir/Sacad)
RWX ahana Wasaaradda Howlaha Guud &Guriyeynta                                                  

4. Xil. Cali Maxamed Maxamuud Xareed
(Beesha Carab Maxamuud Saalax)     Wasaaradda Dalxiiska

5.Xil. Khadiija Maxamed Diiriye
(Beesha 5aad/ Yaxar)              Wasaaradda Haweenka

6.  Xil.Cabdiraxman Cabdi Xuseen
(Ex-Sheeqaal.Beesha 5aad Reer Aw Xasan)  Wasaaradda Warfaafinta

7.Xil. Ismaciil Maxamuud Hure
(Dir/Isaaq/ Garxajir)                Wasaaradda Waxbarashada

8.Xil. Xusseen Ceelaabe Faahiye
(Dir/Godebiirsi)            
Wasaaradda Qorsheynta

9.xil. Drs. Qamar Aadan Ali                 
(Dir/ Surre)
Wasaaradda Caafimaadka

10.Xil. Ismaaciil Axmed Nuur 
 
(Dir/Gaadsan)           
Wasaaradda Gaashaandhigga

11.Xil. Cabdi Xaashi Cabdullaahi          
(Dir/Isaaq H/awal)
Wasaaradda Degaanka iyo Bey'adda

12.Xil. Maxamed Cabdulaahi  Kaamil      (Dir/Ciise)
Wasaaradda Warshadaha

13. Xil. Xassan Maxamed Nuur               (Mirifle/ Xariin)
Wasaaradda Amniga Qaranka

14.Xil. Maxamed Nuuraani Bakar
(Digil/Tuni)            
Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha

15.Xil Ibrahim Isaq Yarow                      (Mirifle/Garwaale)
Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta

16. Mr. Maxamed Cali Xaamud               (Mirifle/Jilible)
Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga C
aalamiga

17. Xil. Maxamed Ibraahim Xaabsade      (Mirifle/ Leysaan)
Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

18. Xil. Madoobe Nuunow Maxamed       (Digil/ Dabare)
Wasaaradda Dhallinyada & Isboortiga

19.  Xil. Cabdi Mohamed Tarah              (Daarood/Ogaadeen)
Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta

20. Xil. Axmed Jaamca Jengeli               (Daarood/Dhulbahante)
Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa

21.  Xil. Cali Ismaaciil Cabdi Giir           ( Daarood/Leelkase)
Wasiirka, Was.Gadiidka Badda & Dekedaha

22. Xil. Cabdiraxmaan Jaamac Abdalla    (Daarood/ Warsangeli)
Wasaarada Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

23.Xil. Maxamed Yusuf Weyrax             (Daarood/Majeerteen)
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

24.Xil. Cabdullaahi Yusuf Maxamed         (Daarood/Awrtable)
Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta

25.Xil. Cabdirisaaq Isaaq Biixi                (Daarood/Mareexaan)
Wasaaradda DibU dhiska iyo Dib U Dejinta

26. Xil. Maxamed Maxamuud Guuleed     (Hawiye, H/gidir/ Saleebaan)
Wasaaradda Arrimaha gudaha

27. Xil. Abdulaahi Axmed Afrax              (Hawiye. Mudullood/ Waceysle)
Wasaaradda Ganacsiga

28.Xil. Xassan Dhimbil Warsame              (Hawiye, H/gidir/Cayr)
Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda

29.Xil. Cabdulqaadir Nuur Caraale         (Hawiye/ Murusade)
Wasaaradda Beeraha

30. Xil. Cali Cabdulaahi Cosoble            (Hawiye/Xawaadle)
Wasaaradda Dib U heshiisiinta

31. Xil. Muuse Nuur Amiin                      (Gaaljecel / Barsane)
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

Wasiiru- Dawlayaasha

 

1. Xil. Sh. Aden Sh.MaxamedDeer  (Mirifle/Luwaay)
Wasaaradda Dib U heshiisiinta

2.  Xil. Cali Maxamuud Cabdi (Langare)    (Dir/Isaaq/Habar Jeclo)
Wasaaradda Dib U Dhiska iyo Dib U Dejinta

3. Xil. Maxamed Maxamud Xeyd             (Beesha 5aad/ Muuse Dheri)
Wasaaradda Gaashaandhigga

4. Xil. Barre Ugaas
(Daarood/ Ogaadeen)
Wasaaradda Warfaafinta
                                          

5.Xil. Maxamed Axmed Kulan                 (Daarood/Majeerteen)
Wasaaradda Beeraha

6.Xil. Ibrahim  Maxamud Isaaq              (Mirifle/Macalin Weyne)
Wasaaradda Qorsheynta

7. Xil. Axmed Cumar Gaagaale               (Hawiye/ Gudundhabe Baadi Cadde)
Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta

8. Xil. Saalax Ismaaciil Sakaawe             (Beesha 5aad/ Reer Xamar)
Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

9. Xil. Maxamed Xuseen Caddow          (Hawiye/Mudullood Ujeejeen)
Wasaaradda Arrimaha Dibedda

10.Xil. Bootaan Ciise Caalin                     (Hawiye/Duduble)
Wasaaradda Gaadiidka Cirka & Dhulka

11.Xil. Cabdikariin Cige Guuleed          (Dir/Godebiirsi)
Wasaaradda Maaliyadda

Wasiir Ku-xigeenada

1.      Xil. Fahma Axmed Nuur     
(Beesha 5aad/ Reer Xamar)               Wasaaradda Arrimaha Gudaha

2.      Xil. Xassan Ibrahim Maxamed        (Beeshan 5aad/ Ajuuraan)
Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare

3.      Sh. Jamac Xaaji Xuseen                (Beesha 5aad/ Jareer Weyne)
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

4.      Xil. Axmed Ciise Cawale Yare        (Dir/Isaaq Habar Awal)
Wasaaradda   Dhallinyarada & Isboortiga

5.      Xil. Maxamed Ismaciil Bulbul         (Dir/Isaaq Tol Jecel)
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

6.      Xil. Caasha Cabdullahi Ciise          (Dir/Biyamaal)
Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Qoyska

7.  Xil. Cabdirahman Ismail Dirir            (Dir/Godebiirsi)
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

8.      Xil. Maxamed Cabdi Cawad           (Dir/Isaaq Arab)
Wasaaradda Dib U Dhiska iyo Dib u Dejinta

9.      Xil.Maxamed Cali Daheeye           (Dir/ Ciise)
Wasaaradda Dalxiiska iyo Duur Joogta

10.  Xil. Xassan Buraale Maxamed           (Dir/Madaluug)
Wasaaradda Garsoorka

11.  Xil. Sharif Cali Maxamed Abukar   (Mirifle/ Asharaaf)
Wasaaradda Warshadaha

12.  Xil. Cabdi Kaafi Xassan                   (Digil/Garre)
Wasaaradda Ganacsiga

13.  Xil. Cabdi Xaaji Yariis                    (Mirifle/ Eelaay)
Wasaaradda Dastuurka iyo Federaalka

14.  Xil. Khaliif Sheekh Cabdullahi        (Mirifle/ Boqol Hore)
Wasaaradda Beeraha

15.  Xil. Maxamud Cabdi Xasan(Bekos)     (Mirifle/ Hubeer)
Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta

16.  Xil. Amiin Axmed Sheekh   
 
(Mirifle/ Gasargude)           
Wasaaradda Maaliyadda

17.  Xil. Cali Maxamed Nuur                   (Digil/ 5ta Caleemood)
Wasaaradda Degaanka

18.  Xil. Xassan Cabdi Guure                  (Daarood/ogaadeen)
Wasaaradda Dib U heshiisiinta

19.  Xil. Cabdullahi Axmed Cabdille         (Daarood/Leelkase)
Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

20.  Xil. Cabdirahman Sh.Ismaaciil         (Daarood/Dhulbahante)
Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha

21.  Xil. Maxamud Axmed Kulalihi           (Daarood/ Majeerteen)
Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga C.

22.  Ms. Jamila Siciid Muuse                   (Daarood/Majeerteen)
Wasaaradda Qorshaynta

23.  Xil. Maxamed Maxamud Indhageel (Daarood/Mareexaan)
Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta

24.  Xil. Cabdulaahi Bile Nuur               (Daarood.Majeerteen)
Wasaaradda Waxbarashada

25.  Xil. Ciise Weheliye Maalin              (Hawiye/Murusade)
Wasaaradda Caafimaadka

26.  Xil. Salaad Cali Jeelle                        (Hawiye/ Mudullood, Harti Abgaal/warsangeli)
Wasaaradda Gaashaandhigga

27.  Xil. Cumar Adan Xassan                   (Gaaljecel/Dirsame)
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha

28.  Xil. Maxamed Sh. Isaaq Abaadir       (Hawiye/Gugundhabe, Jajeele)
Wasaaradda Gadiidka Badda iyo Dekedaha

29.  Xil. Xirsi Adan Rooble Afrax             (Hawiye/ H/gidir, Saruur)
Wasaaradda Warfaafinta

30.  Xil. Maxamed Xassan Ibraahim (Qoone)(Hawiye/Xawaadle)  
Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda

31.  Xil. Bashir Maxamed Aden              .(Hawiye/Sheekhaal)
Wasaaradda Amniga Qaranka