![]() |
Kusoo Dhowoow Xafiiska Dooy Trade Center | Maamulaha Xafiiska Dooy Trade Center Eng.Axmed Macallin Cali(uudow) |
Dooy Trade Center Waa xafiis weyn oo u Adeega
ganacsatada dooneysa in ay dalka shiinaha ganacsi kasameeyaan.waxaan xiriir
laleenahay ganacsato badan oo shiineeys ah iyo warshadahooda.
Waxyaabaha aan Kugu Caawineyno waxaa kamid ah:
1-Warshadaha soo saara waxa aad ka ganacsatid
oo xiriir laguula sameeynayo si alaab qiimaheeda jaban aad meesha uga qaadatid.
2-Hoteel qiimihiisu jaban yahay oo laguu raadinaayo hadii aad dooneysid.
3-Luqada shiinaha oo lagaaga tarjumaayo.
4.Hadii aadan dooneyn in aad shiinaha timaado, Waxaan awoodnaa alaabta aad
kadooneysid shiinaha in aan kuugu keeno dunida meeshii aad kajoogto hadii ay
Macquul tahay.
inta aadan shiinaha imaan Fadlan nala soo xiriir si aan xiriir ula sameeyno warshadaha aad kadooneysid ganacsiga iyo si aan hoteelka aad degi laheyd kuugu diyaarino.waxaadna nagala soo xiriireysaa e-mailkan hoos ku qoran:
uudow88@yahoo.com